Dagaal goordhaw ka dhacay Xaafad katirsan Muqdisho iyo Masuul ku dhaawacmay

Dagaal xoogan oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa daqiiqado yahor ka dhacay xaafada loo yaqaan saban saban ee katirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Sida aan Wararka ku heleyno dagaal ayaa salka ku haya muran dhinaca dhulka ah oo mudo badan halkaasi ka taagnaa, waxaana dagaalka la sheegay in uu u dhaxeeyo … Continue reading Dagaal goordhaw ka dhacay Xaafad katirsan Muqdisho iyo Masuul ku dhaawacmay